The intent of this show is to engage with all types of people and build an understanding that anyone who has any kind of success has achieved that success because they are creative thinkers. So whether you are an artist, a cook, a bottle washer, or an award-winning journalist, everyone has something to contribute to the human conversation.
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Every week, we sit down with an acclaimed and venerable songwriter to intimately discuss what happens behind closed doors in the music industry. There are millions of singers, thousands of artists, and only 40 top songs per genre at a time... this podcast is about the people who make them. Produced by Joe London & Ross Golan in association with Big Deal Music & Mega House Music. And The Writer Is... ™ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
…
continue reading
Xukun ganaax oo ku dhacay xeer-ilaaliye qaraabe soke u ah hoggaamiye kooxeedka Ismail Abdo. Dalagga soo goay sannadka oo hooseeya. Baraf la fileyo inuu da'o.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Dr. Joanne Jones, a neurologist from Wolverhampton, shares her journey into the field of neurology and medical research. At the heart of her story is a pivotal conversation with a teacher that ignited her passion for merging medicine with research, setting her on a path from the University of Bristol to the esteemed halls of Cambridge University. D…
…
continue reading
Dhoofinta ciyaaraha kombiyuutarka ee Iswiidhan ayaa ka badan tan dharka iyo macdanta birta. Sicir-bararka oo kor ugu kacay 1.5 boqolkiiba. Haweeney loo diiday inay la baxdo magaca Marijuana (xashiish).Di Sveriges Radio
…
continue reading
Wiil siddeed jir ah ayaa ku dhintay goobta ciyaarta ee dugsiga - hadda waxaa la sii daayay maamule lagu waayey danbi wiilka ku dhintay iskuulka, Mushaarka cusub ee xildhibaannada baarlamaanka. Dalab: hogaamiyeyaasha xisbiyo dhowra ah oo dalbaday in laga wada hadlo Trump.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Shaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Nin lagu soo oogay dacwad laba-dil ah. Waraaqaha xafiiska canshuuraha ayaa fashiliya qofka iska dhigaya inuu ku nool yahay gurigaaga. Nordea uma baahna inay magdhow siiso macmiil la khiyaameeyay.Di Sveriges Radio
…
continue reading
1
Ep. 195: Dan Nigro pt.2
1:20:52
1:20:52
Riproduci in seguito
Riproduci in seguito
Liste
Like
Like aggiunto
1:20:52
Today’s guest is the secret weapon behind some of pop’s most heart-wrenching, scream-along anthems. With a knack for tapping into raw, soul-baring emotions, he’s crafted hits that feel like they’re ripped straight from your journal—if your journal had hooks that got stuck in everyone’s head. Whether he’s working with fresh voices or pop royalty, he…
…
continue reading
Labo wiil oo Iswidhish ah oo rummaanka la dhigey. Ururka shaqaalaha Unionen ayaa balaarinaya shaqo joojintii uu ku hayayTesla. Qoysaska Iswidhishka ayaa wali ka digtoonow wax-iibsiga.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Nin lagu rasaaseyey Kista. Nin ka tirsan kooxaha gaangiska oo si khaldan shaqo uga heley xafiiska arrimaha bulshada. Haweenka oo ragga uga badan waxbarashada jaamacadaha.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Raii'sul wasaare Ulf Kristersson ayaa ugu hambalyeeyay guushii Donald Trump ka dib doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Mareykanka. Saddex qof ayaa dacwad lagu soo oogay, midaasi oo la xiriirta qarax qorsheysan oo ka dhan ah shirkadda qalabyada difaaca ee Elbit Systems ee ku taalla magaalada Göteborg. Dukaanka dharka iiibiya ee lagu magacaabo H&…
…
continue reading
Laanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda Hageby ee degmada Norrköping ayaa lahayd sameeyn amni abuurtay iyo ka hortag dembiyada. Qiimaha cunnada ayaa korodhay 0.2 boqolkiiba bishii oktoobar …
…
continue reading
Dhalinyaro badan oo qaangaar ah ayaa iska indha tira booqashada dhakhtarka ilkaha, sida ku cad tirooyin ka soo baxay heyadda hoggaanka bulshada. Cayaar socotay 13 saacadood, 37 daqiiqo iyo 6 sekan. Haweeney ku nool gobolka Skåne ayaa lagu xukumay kicinta qowmiyadeed iyo aflagaado daran oo ay u geysatay wiilkii ku soo caan baxay iibinta ubaxa bisha …
…
continue reading
1
Ep. 194: Camila Cabello
1:17:45
1:17:45
Riproduci in seguito
Riproduci in seguito
Liste
Like
Like aggiunto
1:17:45
Today’s superstar has already dominated popular music for over a decade. What started as a simple talent show audition has become one of the most intriguing and eclectic careers in recent memory. Over the past decade, this writer has reshaped the sound of modern pop, seamlessly blending Latin, R&B, and contemporary influences into a unique musical …
…
continue reading
Heyadda SMHI oo ka digtay dabaylo. Botkyrka oo soo rogtay imtixaanka luqaddaee shaqaalaha dugsiyada hoose dhexe. Mowjad cusub oo bartilmaameedsanaysa iney khiyaamaan bukaanka.Di Sveriges Radio
…
continue reading
What if storytelling could be your greatest tool for cultural impact and personal transformation? Jessie Creel, a dynamic producer with a rich background ranging from policy work in Washington, D.C. to filmmaking in the West, joins us to discuss her journey. Drawing inspiration from iconic films and crucial work in education and criminal justice re…
…
continue reading
Eedeyn kulul oo loo jeediyay Botkyrka. Dhimashada cudurka wadne-xanuunka oo hoos u dhacday. Xaaladda degdegga ah ee cimilada ayaa horseeday in la sii daayo cilmi-baare.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Haweeney lagu xukumay xabsi daain. Haween badan ayaa lagu heley dambiyada hubka. Booliska oo ka digaya hubka ciyaalka ee Halloween.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Markab ku degay Göteborg. Dab baabi'iyey gawaaari badan. Nin lagu soo oogay qaraxyo ka dhacay Göteborg.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Dhacdooyin hanjabaad ah ayaa sababay in maktabadda Malmö la xiro. Hawlgalka booliska ee ka dhanka ah goobaha massage. Nin dhallinyaro ah oo uu dhaawac halis ah ka soo gaaray toogasho ka dhacday Norrköping.Di Sveriges Radio
…
continue reading
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
…
continue reading
Shaqaale ka shaqaynayay dugsi xanaano oo ku yaala degmada Stenungsund ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay kufsi caruureed. Qof kale ayaa loo taxaabay xabsiga iyadoo looga shakisan yahay dilka fannaanka C Gambino, sida uu sheegay Göteborgs-Posten. Waxa caadi ah in gabdhaha iyo wiilashaba ay ka qaybqaataan dembi.…
…
continue reading
Tirada qoysaska helay kaalmada kirada guriga ayaa hoos u dhacday 21 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay. Amiiradda Madeleine waxay si ku meel gaar ah sii qabanaysaa xilka boqorka Boqorka Carl XVI Gustaf laga bilaabo Jimcaha iyo toddoba maalmood oo xiga. Hogaamiye kooxeed 27 sano jir ah oo lagu soo oogay dacwad ka dhan ah ka ganacsi daroogada …
…
continue reading
Nin 40 jir ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday Huskvarna xalay. Wasiirka maaliyadda Elisabeth Svantesson (M) ayaa marka laga soo tago shaqadeeda wasiirnimo, sidoo kale noqon doonta guddoomiyaha guddiga horumarinta Bankiga Adduunka iyo IMF. Nin ku nool magaalada Malmö ayaa ku noolaa cayr, balse baraha bulshada waxa uu soo gal…
…
continue reading
Sweden waxay hoos ugu dhacday 14 boos afar sano gudahood ee tusmada sinnaanta caalamiga ah ee ururka Oxfam. Axaddii shalay ayuu dhacay imtixaankii dayrta ee jaamacadda. 62,000 qof ayaa iska diiwaan geliyey, waxeyna isugu jireen da'da u dhexeeysa 15 illaa iyo 85 sannadood. Ugu yaraan 14 jeer ayaa wiil curyaan ah oo ku fadhiya kursiga curyaanka laga …
…
continue reading